Home arrow Siyaasadda | Aduunka arrow Qarammadda Midobay oo Ammantey Hormarka Soomaaliya
Unreported World Somalia 1
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:320
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 2
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:145
Date:22-09-2008
Unreported World Somalia 3
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:116
Date:22-09-2008
Somalia Now and Then
Added by:Abbas Gassem
Rating:
Views:456
Date:07-09-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

Should Ethiopian troops leave Somalia?
 
Will 2008 be better year for Somalia?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Jul 18 2008
Qarammadda Midobay oo Ammantey Hormarka Soomaaliya
Written by Ali Moallim   
Friday, 18 July 2008

United Nations BuildingNairobi, (insidesomalia.org)- Ergayga Gaarka ah ee Qarammadda Midobay u qaabilsan arrimaha siyaasadda Soomaaliya, Ahmedou Ould Abdallah ayaa ku amanay Dhinacyadda ama Garabyada Soomaaliyeed sida dhaqsaha leh ee ay ugu howlgaleen in ay horumariyaa heshiskii Jabuuti ee 9 kii June 2008.

"Horumarka illaa iyo hadda la garay waa mid na dhiirri gelinaya" ayuu yiri Ahmedou Ould Abdallah. "Muddo hadda bil laga joogo, ayaa musu’liyiin Soomaaliyeed oo ka kala socda qaybo kala gedisan, ayaa waxay talabo geesinimo leh u qaadeen sidii loo soo celinayo sharaftii dhawacantay ee waddankooda".

Ergaygu waxa kale oo uu sheegay in daka hawsha wadday ay san aheen mas’uliyiinta Soomaaliyeed oo keliya, Waxaa la shaqaynayay mus’uliyiin kale oo wawayn sida kuwa waddamada gobalka iyo bulshada caalamka oo ay ugu horeeyaan Xubnaha Jogtada ee Golaha Amaanka, kuwaas oo dhamman goob joob ka ahaa dhacdadii wayned ee Jabuuti. Bulshada Caalamka, siiba Ururka Midowga Yurub, Norway iyo Mareykanka ayaa durbadiiba diyaargareyey dhaqala mug leh oo lagu dhaqan gelinaya heshiski Jabuuti. Muddadii ka dambeysay saxixii heshiiskii Jabuti,  dadka Somaliyeed, waxay fursad u heleen inay isu diyaariyaan sidii ay uga hor tagi lahayeen aqabadaha cusub ee horyaala, isla markaasna uga dhaadhicin lahayeen muhimmadda heshisku a kuwa weli ka shakisan qaabka dib loogu soo unkayo ama celinayo qarannimaddi Soomaliyeed.

Ergayga Gaarka ee Qaramada Middobay u qabilsan Arrimaha Somaliya ayaa sheegay in Xubnaha Golaha Ammanka ay waqti dhow ka shiri doonaan Arrimaha Somaaliya. Ergaygu waxa kale oo u tibaaxay in uu wafdi isku dhaf af ee Soomaliyeed ay aadi donaan Golaha Ammanka isla markaasna ay la shiri doonaan Soomaalida qurbaha ku nool, sida kuwa jooga dalka Maraykanka iyo waddama kaleba.

"Kadib markii iska hor immad hubaysan uu ka dhacay dalka, kana bilowday loolan dhinaca siyasaddeed, ka dibna isu bedelay iska horimad ka dhex dhacay qabaa -ilaadka Soomliyeed, ayaa waxa hadda jira rajo- taas oo ah in u waa cusub u baryayo daka Soomaaliyeed. Waana mid aanan laga leexleexanaynin waddada dadka Soomaaliyeed ay kula soo noqonayaan sharaftooda iyo karamadooda.

Nabad sameyntu, sida ay ugu baahantahay geesinimo, waddaniyad iyo go’aan qadasho aan leex- lexad lahayn, si la eg ayeey hadana u leedahay caddowyo fara badan. Labatankii sanno ee la soo dhaafay dad badan oo Somaaliyeed ayaa si xun dalka loogu dilay, kuwo kalena qoxoti ku noqdeen, ama ku bara kaceen dalka gudihiisa. Ummadda inteedi kaletana waxay noqodeen lahaystayaal. In taa waxaa dheer in aawoddi weyneed ee ganacsatda Soomaliyeedna si buuxda loo isticmali waayey maadaama aysan nabadi jirin.

"Waa in la cambaareeyaa dilka macnadarrada ah ee dadka Soomaaliyeed, ee aan waxba galabsan. Lama ogolaan karo dilka dadka ganacsatada Soomaaliyeed ah, sida Cabbas Mahamed Du’ale, Haji Abdirihin Sheikh Ibrahim ama dilka shaqalaha hay’adaha samafalka u shaqeya sida Madaxi Xafiska UNDP Muqdishu, Osman Ali Ahmed, ama sida Ahmed Saalim, oo gar-wadeen ka ahaa gawarri cunto waday, ama sida wariye Nastex Dahir Farax. Sannadan, waxaa ladilay dad Soomaaliyeed oo isugu jiray qaybaha kala duwan ee bulshada, waxaana dadkaasi dilay dad kale ee Somaliyeed. Haddaba waa in lala xisaabtama kuwa tabaraya, haddan hubeyana dhallinyarada Soomaliyeed kuna baraarujinaya in ay dilaan walalahooda. Kuwaan dhalinyarada hubaynaya Alla hortisana iyaga ayaa masuliyadda qaadaya, aadunkuna ciqaab ayey ku mutaysandoonan. Dambiyada noocan oo kale ah weligood lama illaabo iyadoon la iska abaal marin.

"Maanta waa maalin muhiim u ah taarikhda Soomaliyeed . Sidaas darteerd, waxaan ugu baqayaa dhamaan muwadhininta Soomaliyeed in ay midoobaan, difaacaanna sharaftooda, isuguna yimaadan sidii ay u helilahaayeen nabad iyo cadalad- taas oo lamid ad sidii ay sameyeen odoyashii Soomaaliyeed ee xisbigii SYL- sanadkii 1940-tameeyaddi.

 





 

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >